Sign in to follow this  
N.O.R.F

Mudaaharaad ka dhacaya Cromwell Hospital, London

Recommended Posts

N.O.R.F   

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska waxaa lagu wargelinayaa in mudaaharaad balaaran lagu dhigayo cusbitalka uu jiifo dagaal ooge C/laahi Yuusuf maalinta Arbacada ah ee bishu tahay 21 Febraayo. Mudaaharaadk ayaa bilaabmay 10:00 am tobanka subaxnimo, iyadoo halkaa lagu soo bandhigayo sawiro iyo warbixino looga hadlayo khiyaanadda qaran ee uu C/laahi Yuusuf iyo kooxda uu hogaamiye ee tacbanayaasha Tigreega ay qaranka Soomaaliyeed ka galeen.

 

Hadaba waxaa jaaliyada Soomaaliyeed lagu wargelinayaa in ay soo camiraan goobta mudaaharaadka muujiyaana sida ay uga caraysanyihiin ninkan dalkooda khiyaanada qaran ka galay.

 

Goobta mudaaharaadka lagu qabanayo waa

 

Cromwell Hospital

Cromwell Road

London

SW5 0TU

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this