Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Jamaal: Aniga iyo madaxda Puntland laba qodob baan isku-haynaa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo xalay su’aalo lagu weydiiyay kulan ka qabsoomay caasimadda Garoowe ayaa ka hadlay khilaafka isaga iyo madaxda Puntland.

Wasiir Jamaal ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya isaga iyo mas’uuliyiinta dowladda Puntland uu yahay mid ku salaysan arrima dhaqaale iyo siyaasad oo keliya.

Wasiirka ayaa tilmaamay in mar kasta mas’uuliyiinta Puntland ay kala hadlaan mashaariic ku kooban dana shakhsiyeed, balse aysan kala hadlin wax la xiriira danaha iyo horumarinta Puntland.

Halkaan ka daawo muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Wasiir Jamaal: Aniga iyo madaxda Puntland laba qodob baan isku-haynaa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this