Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Guruuje oo u jawaabay Suldaan Saleebaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Guruuje oo u jawaabay Suldaan Saleebaan habaar

guruuje-2.jpg
Suldan Saleebaan waxaan odhan lahaa:.
Saleebaanoow arrintii tiyaatarka ee aan Facebook kagga hadley 5 sanadood baad igaga cabanaysey , adigoo sheeganaya inaad tahey xisbiga kulmiye oo habeen iyo maalin u hadlana aniga iyo axmed yoonis oo ahaa musharixiintii reerka ee kulmiye oo waliba maalintii Soo dhawayntoodana aad isku sawirtayna hadana waad ka ololaysay , musharixiin waddani ahna waad u codaysay , inaad sabawanaag noo raacdo oo calankii kulmiye aad gaysana waadigii diidey .
Sidaa markey tahey , waxaan ku odhan lahaa abti anigu wax kale oo aad 5 sanadood oo danbe aad igaga cabato iyo uurxumo sokeeye midna taag Uma hayee adigu ama afeef horre lahoow , ama adkaysan danbe , oo hadii aad saxaafadda dayn waydo hadhow ha IGA cabanin ilayn saxafiggii kamaal marajan ee Ina dhex galayna waakan joogee .
May be an image of 6 people, people sitting, people standing and indoor

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this