Sign in to follow this  
Deeq A.

Fiqi: Farmaajo waa quustay kursigana Rahmad buu ku fadhiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa madaxweyne Farmaajo ku tilmaamay mid ka quustay soo laabasho sidaas darteedna doonaya in uu rahmad ku fadhiyo kursiga Villa Somalia.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo diiday xallinta khilaafka taagan kadib markii Ra’iisul wasaare Rooble ogolaaday waan-waantii loo soo bandhigay labada dhinac.

Wasiirka ayaa sidoo kale ku baaqay in aan wakhti danbe lagu khasaarin dhex-dhexaadinta Farmaajo iyo Rooble islamarkaana Ra’iisul wasaaruhu sii wado Arrimaha doorashada dalka.

FIQI.png?resize=521%2C261&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Fiqi: Farmaajo waa quustay kursigana Rahmad buu ku fadhiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this