Deeq A. Posted September 21, 2021 (SLT-Khartoum)-Dowladda Suudaan waxay sheegtay in afgembi fashilmay uu ka dhacay dalkaas isla markaana la qaaday tallaabooyin lagu dajinayo xiisadda, sida ay baahisay warbaahinta dowladda. “Waxaa dhacay afgembi fashilmay, dadka waa inay ka hortagaan” ayay soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP. Waxaa jiray isku dayo la doonayay in lagu qabsado dhismayaasha warbaahinta dowladda, sida ay baahisay AFP Source Share this post Link to post Share on other sites