Sign in to follow this  
Deeq A.

Afgembi Ka dhacay Dalka Suudaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Khartoum)-Dowladda Suudaan waxay sheegtay in afgembi fashilmay uu ka dhacay dalkaas isla markaana la qaaday tallaabooyin lagu dajinayo xiisadda, sida ay baahisay warbaahinta dowladda.

“Waxaa dhacay afgembi fashilmay, dadka waa inay ka hortagaan” ayay soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP.

Waxaa jiray isku dayo la doonayay in lagu qabsado dhismayaasha warbaahinta dowladda, sida ay baahisay AFP

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this