Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo maanta xabsiga Mandheera Ku Booqday Cabdimalik Coldoon.

Recommended Posts

Deeq A.   

Samafale Coldoon Ayaa Waxa Saaka Waxa Xabsiga Mandheera Ku Booqday Lix Xildhibaan Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Waxana Ay Kala Yihiin.

Xildhibaan Khadar Cali xakiin
Xildhibaan Axmed Khaliif Jaamac
Xildhibaan Cabdilaahi Yuusuf Axmed
Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane
Xildhibaan Axmed Maxamed Hure
Xildhibaan Siciid Jaamac Cade

Ujeedka Ay Xildhibaanadu Samafale Coldoon Ugu Tageen Ayaa Daran Sii Ay Wax Uga Ogaan Lahayeen Xaaladiisa Madaama oo Uu Muddo Sodon Maalmooda Ku Xidhan Yahay Jeelka Mandheera.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this