Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Amartay In Dib U Eegis Lagu Sameeyo Lacago Laga Qaado Gaadiidka Dekedda Berberaa Ka Soo Degaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Sare Oo amartay Wasaaradda Gaadiidka in ay dib u eegis ku samayso lacago kala duwan oo laga qaado Gaadiidka Dekedda Berberaa ka soo degaya.

Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa go’aamo ay shalay soo saartay, waxa ka mid ahaa in ay Wasaaradda Gaadiidku dib u eegis ku samayso lacago ay la cowdeen Gaadiidlaydu, kuwaas oo ay ka qaado Wasaaradda Gadiidka, waxaana lagu yidhi go’aankan Maxkamadda sare ” Waxa si wadajir ah loo farayaa Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL iyo Hay’adda Caymiska Qaranka JSL in ay dib u eegaan kharashaadka laga cawday ee culeyska ku ah gaadiidka kasoo degaya dekedda Berbera oo kala ah:-

b. Ganaaxa basaska gurran
t. Badqabka gaadiidka (BBG)
J. Qalabka dhimista xawaaraha gaadiidka (GPRS)
X. Lacagta gaadiidka waaweyn lagaga qaado dekedda gudaheeda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this