Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiilada S/land oo Warqad Yeedhmo ah u diray Saleebaan Bukhaari Gudoomiyaha Hayada Caymiska Dawlada

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wakiilada S/land oo Warqad Yeedhmo ah u diray Saleebaan Bukhaari Gudoomiyaha Hayada Caymiska Dawlada

wakiilada.jpg

Guddiga hoosaadka dhaqaalaha, maaliyadda iyo ganacsiga ee golaha wakiillada somaliland ayaa warqada yeedhitaan ah u diray guddoomiyaha hay’adda caymiska qaranka.

Guddiga iyo guddoomiyaha caymiska ayaa maalinta bari ah ku kulmaya xarunta golaha wakiilada waxa aanay gudigu su,aalo waydiin doonaan gudoomiyaha caymiska qaranka oo maalmihii u danbeeyey cabashooyin uga inanayeen golaha wakiilada somaliland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this