Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo ku dhawaaqay cuna-qabatayn ka dhan ah Ethiopia iyo Eritrea

Recommended Posts

Deeq A.   

Mas’uuliyiinta Aqalka Cad ayaa ku dhawaaqay Cuna-qabatayn lagu beegsanayo madaxda sare ee dowladaha Itoobiya iyo Eritrea, Jabhadda Xoreynta Dadka Tigrayga (TPLF) iyo saraakiisha dowlad-deegaanka Amxaarada kuwaas oo ku eedaysan xasuuq bani’aadamnimo.

Halkaan ka daawo warbixinta

PUNTLAND POST

The post Maraykanka oo ku dhawaaqay cuna-qabatayn ka dhan ah Ethiopia iyo Eritrea appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this