Allamagan Posted May 25, 2010 Alleyleheh runbaa fiicane inuu Arjen Robben 26 ka weyn yahay. Haddu u yaraado waa dhowr iyo soddon jir afartan galaya hadda. Lafaha, socodka, wejiga meel kasta waa duq markasy leeyihiin waaa 26. waxay isoo xasuusisay sxbkay oo yiraa waxaan jiraa dhowr iyo labatan habeen markuu seexdana wuu qalaadaa gurxan iyo hiinraago odayeed ayaa ka yeeraysa waxan ku iri sxb hurdadada ku kashiftay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 25, 2010 Originally posted by Allamagan: wuu qalaadaa gurxan iyo hiinraago odayeed ayaa ka yeeraysa waxan ku iri sxb hurdadada ku kashiftay! Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted May 25, 2010 LoL @ Allamagan. That's hilarious! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted May 25, 2010 Robben and Rooney have birth certificates and they were born/went to school from nursery in Europe. You think they are afirkaan, lol. Baldness can start as early twenties. Also,Somalis can't lecture about fake ages. walahi, i used to see some grown assss men in cross country running during high school, lol, he, he. Quote Share this post Link to post Share on other sites