Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Haweenka Oo Sheegtay In La Weeraray Gurigeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Xaniifa ayaa sheegtay in ciidama ka amar qaata madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay weerar ku qaadeen hoy ay daganeyd hooyadeed.

Qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook ayeey ku sheegtay Wasiirad Xaniifa Xaabsade in mas’uuliyadda weerarka guriga Hooyadeed uu qaadayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen.

Wasiiradda ayaa sidoo kale sheegtay in ciidamada ay dil ugu Hanjabeen Habar yarteed oo guriga ku sugneyd xilliga la weerarayay.

Screenshot_20210915-181223_Facebook.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this