Deeq A. Posted September 15, 2021 Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Xaniifa ayaa sheegtay in ciidama ka amar qaata madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay weerar ku qaadeen hoy ay daganeyd hooyadeed. Qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook ayeey ku sheegtay Wasiirad Xaniifa Xaabsade in mas’uuliyadda weerarka guriga Hooyadeed uu qaadayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen. Wasiiradda ayaa sidoo kale sheegtay in ciidamada ay dil ugu Hanjabeen Habar yarteed oo guriga ku sugneyd xilliga la weerarayay. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites