Sign in to follow this  
Deeq A.

“Cidna Looma Xidhi Karo Caymiska Gaadiidka Bulshadu Xaqbay Ayay U Leeday Inay….” Xildhibaan Cali Qaran

Recommended Posts

Deeq A.   

“Cidna looma xidhi karo caymiska gaadiidka bulshadu xaqbay u leeday in ay ka caymisato shirkada kasta oo caymis bixinaysa oo kalsooni qofku ku qabi karo, sida hada warqadan ka muuqata waa afduub cidgaar ah loogu afduubayo bulshada taasina sinaba suurogal uma aha maadaama oo aanu nahay dadkii bulshadu soo dooratay waxa kasta oo aan sharciyan sax ahayn waanu ka hor joogsanaynaa in bulshada lagu dhaqo”. Xildhibaan Cali Qaran ayaa yidhi.

FB_IMG_1631604193876.jpg FB_IMG_1631604196061.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this