Libaax-Sankataabte Posted December 16, 2008 Xaguu ku dambeeyay wiilkii isu jar-jaray Jaceylka? Bellville, Cape Town (Calanka.com) 16-Desember-08 "Hadaan Dumar dambe u baroorto, Hadaan baxsaney idhaahdo, Aniga balaayaba ha iga raacdo".... "Jacayl dhiig malagu qoray Wali ruux maloo shubay Lafta saanta dhabarkiyo Ma u dheegay dhabarka" Sida goob joogayaal ay xaqiijiyeen xaaladda inankii dhawaan Jaceylkii dartii isu dhaawacay ayaa lagu waramay in iminka xaaladiisa caafimaad ay ka soo reyneyso mar kale oo uu dhaawac isu geeystay . Aadan Cali Sabriye (Aadan Jaceelow) oo aan la kulmay ayaa ii sheegay in hataan xanuunkii uu ka soo yara kacay isla markaana ay jiraan go`aano uu ka dhexlay iyo waayo aragnimo uu ku qaaday taasi oo ah in Jaceyl aan lala wadaagi karin naf aan ku soo jeedin . Inankaani Jaceylka dartii horay isugu dhaawacay ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan iyadoo intii uu muuqday dhaawacihi hore ee uu ku soo bandhigay Jaceylka dillooday ayaa hadana mar kale dhaawacii sii dhaawacay iyadoo Jaceylkii uu ku soo qoray jirkiisa dib u baa`iyay iyadoo habab kale oo xanuun badan mar kale u adeegsaday in uu jirkiisa kaga baa`iyo hal ku dhigii horay jirkiisa ugu soo qoray. http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka27012 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 16, 2008 Nice hand-writing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 16, 2008 ^^^ Left hand-writing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted December 16, 2008 why would anyone hurt themselves in the name of LOVE...odd!! anyhow am glad he learned a lesson from it, indeed if someone doesnt luv u back theres no point forcing that person...he needs to move on.... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 16, 2008 That just looks disgusting!!!! AKH!! Wasn't there a song by Xabiib Sharaabi (I think) eheed: Jaceyl baa ihaya WARHOOY MAAD KA JOOGTID Waxbaa ijiidanaaya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faheema. Posted December 16, 2008 Waxa fiicnaan lahayd isaga oo ku qora AfSomali, it would've had more deep and lengthy meaning Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted December 16, 2008 Aniga waxaa iga qoslisey "Aadan Jaceeloow" name. Ciyaalku markay arkeen ninkaan oo meel walba qo'an tahay ayay ku dhejiyeen "Aaadan Jeceeloow". Ciyaal suuq waaxidiin dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted December 17, 2008 I think I can honestly say that I understand what it means to lose some one that you loved wholeheartedly however I can never understand why one would need to mutilate him/herself... He should get a love poem tattooed on his bottoms and then flash it to her...I'm sure that would’ve taken the said Xalimo's breath. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 17, 2008 ^Ee muu iska caayo, sheekada hadeyba bottoms in la'isku qoro maroyso...The poem would've been crafted on his bottoms after she's done with him baan filayaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted December 17, 2008 Naah no gentleman would ever insult or verbally abuse the same person that he truly loves and this brother is as gentleman as BOB but ask yourself this…where else on his body would fit a whole poem other than his bottom? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 17, 2008 LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@ an image of nin bottom weyn... :eek: :eek: Gosh!!! Ar iga tag...I would've thought dhabarka, heck even xabadka... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted December 17, 2008 ^ . Inaba ma xishoonayo, ee bal eeg. Must he torture himself to express his love? Wiilku waxbaa si ka ah lakiin, Allah ha u dambi dhaafo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 17, 2008 Originally posted by Haneefah: Wiilku waxbaa si ka ah lakiin, Allah ha u dambi dhaafo. Best dua ever. Although that's probably the state of my memory..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites