Jacaylbaro Posted August 16, 2010 Well, this happened this morning and no human casualties happened. This car accidentally flew in the air few meters and went into that place where they sell/rent Cars ,,,, we call it "Macrad" ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted August 16, 2010 oo wuu duulay Surf gani eh,,,maadigaa waday ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 17, 2010 Darawalku malaha wuu soo gatay licenseka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 17, 2010 I assume the driver is a Lady? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted August 17, 2010 Shilkii Baabuur ee ugu La Yaabka Badnaa oo Shalay ka Dhacay Magaalada Hargeysa Hargeysa(Waaheen)- Shil Baabuur oo aan noociisa oo kale ka dhicin Somaliland ayaa shalay subaxnimadii hore ka dhacay wadada Dhakhtarka wayn ee Magaalada Hargeysa xagiisa dambe marta. Shilkan Baabuur ayaa dhacay ka dib markii Baabuur nooca loo yaqaan SURF-ta oo sida la sheegay ku socotay xawaare aad u dheeraynaa ay ka baxday wadadii ay haysatay ka dibna si qayral caadi ah u dul fuushay laba Baabuur iyo Dhug-dhuglay oo ku xaraysnaa Macradka Baabuurta ee Al-Madiina. SURF-tan shilka gaysatay ayaan wax burbur ahi haba yaraatee aanay ka muuqan halka ay baabuurtii ay gurada ka fuushay ay burburisay isla markaana ay gaadhsiisay khasaare culus. Arrinta la yaabka leh ayaa ah sida ay uga dul-booday xayn-daabkii ay Baabuurtii ay ku xaraysnaayeen oo ayna waxba gaadhsiinin oo ay iska dul shubta ka dibna ay ku dul-dhacday labadan Baabuur iyo Dhug-dhuglayda halka ay ka hoos martay saqafka sare ee dhismaha ay la hoos dhigo Buurta. SURF-tan ayaa sida ay wararku sheegeen waxa watay afar nin oo Ethipian ah kuwaasi oo markii shilku dhacay baxsady, balse, nasiib ay Ciimada Boolisku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan soona qab-qabtaan afartaasi nine isla markaana ay xabisga u taxaabaan, Ciidamada Booliska ayaa baadhaya gacantana ku haya sida uu shilkani u dhacay. Dhanka kale, xilliyada afurka ee Bishan Barakasan ee Ramadaan ayaa dirawalada Baabuurtu oo isku dayaya in ay dhakhso uga gaadhaan afurka si xawaare leh u ka xeeya Baabuurta, kuwaasi oo mararka qaarkood gaysta khasaarayaal fud-fud iyo kuwa cul-culus. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted August 17, 2010 SURF-tan ayaa sida ay wararku sheegeen waxa watay afar nin oo Ethipian ah kuwaasi oo markii shilku dhacay baxsady, balse, nasiib ay Ciimada Boolisku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan soona qab-qabtaan afartaasi nine isla markaana ay xabisga u taxaabaan, Ciidamada Booliska ayaa baadhaya gacantana ku haya sida uu shilkani u dhacay. Secret servise 007 Bond Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted August 18, 2010 Thank God no one hot hurt. It looks like the driver is a newbie. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 18, 2010 Could have been worse. Last year in Hargaisa traffic was snarled up one morning. Why? Because labo gaadhi dameer got tangled at the wheels loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2010 lol....JB, malaha adigaa wadey gaariga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 18, 2010 Originally posted by N.O.R.F: Could have been worse. Last year in Hargaisa traffic was snarled up one morning. Why? Because labo gaadhi dameer got tangled at the wheels loool That was some serious accident. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 18, 2010 ^Its true JB even posted the article and some pics on here. Quote Share this post Link to post Share on other sites