Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cali Mareexaan Oo Fagaare Ka Maagay Xil Kucaddeeye iyo Maayar Mooge

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiir Cali Mareexaan oo hadal ka jeedinayay munaasibad ay joogeen maayarka caasimadda iyo Xildhibaan Sheekh Kucaddeeye ayaa duray hadalladooda ku aaddan wax u qabashada bulshada.

Waxa uu ku dooday in maayarku markii uu shaqada qabtay u muuqdo in hawluhu noqdeen si ka duwan sidii uu moodayay halka uu Xildhibaanka ku eedeeyay difaacidda Coldoon iyo in uu shaadhka Sheekhnimada siyaasad dhex marinayo.

https://fb.watch/7Vp6M3X9Vx/

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this