Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland iyo Galmudug oo Amniga ka shiray

Recommended Posts

Deeq A.   
2-4.jpg?resize=1000%2C548&ssl=1

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay masuuliyiin ka socda dowladda Galmudug oo ka kooban Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo Guddoomiyeyaasha Gobolka iyo Degmada ee Galmudug.

Dowladaha Puntland iyo Galmudug waxaa ka dhaxeeya Iskaashi dhinac walba ah sida Amniga iyo horumarka, waxaana kulanka looga hadlaya is-xogwareysi iyo sidii loo sii horumarinlaha Iskaashiga guuleystay ee labada dhinac, gaar ahaan Amniga oo siwanaagsan looga shaqeeyay.

Waxaa Madaxweynaha kulanka ku weheliya Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda ee dowladda Puntland, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad iyo Xasan Shire Cabdi.

PUNTLAND POST

The post Puntland iyo Galmudug oo Amniga ka shiray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this