Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwweyne Deni oo kulan gaar ah la yeeshay guddiga Amniga Gobolka Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   
1-7.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga magaalada Gaalkacyo, ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay guddiga Amniga Gobolka Mudug.

Guddiga ayaa madaxweynaha la wadaagay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xaaladda Amniga Gobolka, horumarada laga sameeyay iyo qorsheyaasha Amni ee diyaarsan.

Madaxweyne Deni,  ayaa isna  bogaadiyay shaqada Amni ee laga qabtay Gobolka oo isbedelkeedu uu ka muuqdo guud ahaan, wuxuuna laamaha Amniga faray in la sii dardargeliyo Howlaha Amni ee socda.

PUNTLAND POST

The post Madaxwweyne Deni oo kulan gaar ah la yeeshay guddiga Amniga Gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this