Sign in to follow this  
Deeq A.

“Madaxweyne, Ookiyaalaha Iska Bixi, Hareeraha Eeg, Codka Kalsooni-Darro Ee Shacabka Iyo Miyuusigga Dhamaadka Dhegeyso…” Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirkii hore ee arrimaha guddaha Somalia Cabdi Faarax Juxa, ayaa sheegay in Farmaajo cagta saaray jidkii dhamaadka hayaankiisa siyaasadda, welina uu iska indho tirayo xaqiiqada hortaalla.

Qoraalkan uu baahiyey ayuu sidan ku yidhi Juxa

“Bilowga dhamaadka sheekada oo wareegtooyin ah:4 sano oo muddo-xileed ah  iyo 8 bilood oo dulqaadasho shacab ah ayaa dhamaaday, saaka ayeyna ugu indho xun tahay. Calaamadihii dhamaadka oo far waaweyn ah ayaa derbiyada ku qoran. Go’aan weliba kan ka dameeya waa ka yaab badan yahay. Dhawaaqa kalsooni-darro ayaa sii kordhaya, saaxiibadii siyaasadduna waa sii yaraanayaan. Keli ah Tani waa kasii daraysaa.

Mudane Madaxweyne,

Ookiyaalaha iska bixi, hareeraha eeg, codka kalsooni-darro ee shacabka iyo miyuusigga dhamaadka dhegeyso.

Mudane Madaxweyne,

Wajah qadarta siyaasadda iyo dhamaadka saacadda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this