Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

You are Somali!

Recommended Posts

Waxaa layaab leh sababta xalinta Somalia eey dad kooban oo kaliya uga shaqeeyaan(madaxweyne, oday, wasiir, qab qable, wadaad, iyo shisheeye)

Waxaa tahay Taxi Driver waxaa jeceshahay in aad maqashid aqbaarta somali lakin weliga madan xataa one minute maadan ka fikirin sidee uga qeeb qaadan kartaa Nabadeenta Somalia!

 

Waxaa qashaa dooro ama watch-man or you joining first semester mise you are educated waxaa jeceshahay in aad maqashid aqbaarta somali laakiin weligaa maadan ku fikirin sidee uga qeeb qaadan kartaa nabadeenta somalia(Macquul).ma aaminsanid mana diidanid dadka nabadeenta ka shaqeeya!mm

 

Wadankan yaa leh?!!Goorma kaceesiin Somaliyeeey!!

 

Y.Y

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

diyaar baan ahay anigu.

 

darraad i posted facebook 'if i put my life in line for peace in Somalia, do i have your support?'

 

i've got 3 somalis says yes, but what about the rest? :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

YY Somalida markaa ku dhahdi goormee meesha ka kacaysaan waxaay kugu jawabayaan kuwa qurbaha joogaa anigu pass port europian or American baan leeyahay who cares or hadii my adeero hebel noqdo madax weeyne anigu waan support garaan hora marka somalia. Kuwa wadanka gudihiisa joogana waxaay ku oran anigu hada dhaaw baan tahriib galayaa.

 

''Dadqallada mindida dheer leh un baa loo durbaan tumaye. Ninkii dilayey baa doodayee nabadba yow doonay?''by Abwaan sangub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by J11:

diyaar baan ahay anigu.

 

darraad i posted facebook 'if i put my life in line for peace in Somalia, do i have your support?'

 

i've got 3 somalis says yes, but what about the rest?
:(

Really patriotic, in fact a bit jingoistic :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this