Yaabka-Yaabkiis Posted October 17, 2009 Waxaa layaab leh sababta xalinta Somalia eey dad kooban oo kaliya uga shaqeeyaan(madaxweyne, oday, wasiir, qab qable, wadaad, iyo shisheeye) Waxaa tahay Taxi Driver waxaa jeceshahay in aad maqashid aqbaarta somali lakin weliga madan xataa one minute maadan ka fikirin sidee uga qeeb qaadan kartaa Nabadeenta Somalia! Waxaa qashaa dooro ama watch-man or you joining first semester mise you are educated waxaa jeceshahay in aad maqashid aqbaarta somali laakiin weligaa maadan ku fikirin sidee uga qeeb qaadan kartaa nabadeenta somalia(Macquul).ma aaminsanid mana diidanid dadka nabadeenta ka shaqeeya!mm Wadankan yaa leh?!!Goorma kaceesiin Somaliyeeey!! Y.Y Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 17, 2009 diyaar baan ahay anigu. darraad i posted facebook 'if i put my life in line for peace in Somalia, do i have your support?' i've got 3 somalis says yes, but what about the rest? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted October 17, 2009 add me the list anigana! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 17, 2009 Jamaal, I forgot about dat on Facebook just seen it now Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted October 17, 2009 YY Somalida markaa ku dhahdi goormee meesha ka kacaysaan waxaay kugu jawabayaan kuwa qurbaha joogaa anigu pass port europian or American baan leeyahay who cares or hadii my adeero hebel noqdo madax weeyne anigu waan support garaan hora marka somalia. Kuwa wadanka gudihiisa joogana waxaay ku oran anigu hada dhaaw baan tahriib galayaa. ''Dadqallada mindida dheer leh un baa loo durbaan tumaye. Ninkii dilayey baa doodayee nabadba yow doonay?''by Abwaan sangub Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 18, 2009 Soomaali waan ahay, waxaan badali karana ma'aha... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 18, 2009 Originally posted by J11: diyaar baan ahay anigu. darraad i posted facebook 'if i put my life in line for peace in Somalia, do i have your support?' i've got 3 somalis says yes, but what about the rest? Really patriotic, in fact a bit jingoistic Quote Share this post Link to post Share on other sites