Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada kenya oo soo Magacwday Wakiilka u fadhiyi doona Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawlada Kenya ayaa soo magacowday wakiilka ufadhiyi doona xafiiska ay ka furayso caasimada Somaliland ee hargaysa kaasi oo ay weheliyaan sadex masuul oo kale kuwaasi madax ka ah waaxaha xafiiskeeda Somaliland.

kenya.jpg

Wasaarada arimaha dibada dalka Kenya ayaa qoraal ay ka soo saartay ku shaacisay magacyada masuuliyiinta ufadhiyi doona xafiiskeeda caasimada hargaysa oo dhawaan la furi doono.

Arintan ay dawlada Kenya kusoo magacowday wakiilka ufadhiyi doona Somaliland ayaa daba socotay heshiishkii ay maaxwaynaha Somaliland iyo madaxwaynaha Kenya ku kala sexeexdeen magaalada nariobi.

Halkan ka akhri Qoraal rasmiya oo ka soo baxay Kenya:

kenya.jpg

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this