Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Booliiska Oo Jirdil Iyo Xarig U Geeystay Wariye Bashiir Maxamuud

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada booliska Soomaaliya aya xabsiga dhigay saxafiyiin tabinayay isku so baxay ka dhacay mogdishu oo lagu dalbanayay in cadaalad hesho ikraan tahliil.

Bashiir maxamuud oo barnaamij soo saare goobjoog ka tirsan ah iyo sawir qaade ka tirsan universal TV aya kamid ahaa dadka la xiray iyadoo jirdil loo gaystay.

Muuqaala laga soo duubay goobta banaabaxa ayaa muujinayo ciidamo ka tirsan Booliiska oo jirdil xoogan u geysanaya Wariye Bashiir Maxamuud.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this