Deeq A. Posted September 4, 2021 Guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa soo saaray markale jadwal cusub oo lagu qabanayo doorashooyinka Golaha Shacabka. Jadwalka ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay in ay bilaabaneyso doorashada Golaha Shacabka 1 October, iyadoo inta ka sokeyso la dhameystiri doono doorashooyinka Aqalka sare ee dalka. Doorashooyinka Aqalka sare ee dhiman ayaa jadwalka lagu cadeeyay in lagu soo gaba gabeeyo illa iyo 18-ka bishaan. Hoos ka akhriso jadwalka doorashada ee cusub Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites