Sign in to follow this  
Deeq A.

Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Masuuliyiinta Uu Madaxweyne Biixi Xilalka U Magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Halkan ka ogow; Liiska Masuuliyiinta Madaxweyne Biixi Xilalka u magacaabay iyo Beelaha ay kasoo jeedaan. (Xilalka & Qabiilkiisa.)

  1. Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. ARAB – SAMANE.
  2. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. East Burco Clan – BICIIDE.
  3. Maxamed Xaaji Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha. ARAB – REER ADAN.
  4. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Ataash Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. Sool clan – BAHARSAME
  5. Cali Xasan Maxamed Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha. East Burco Clan – AXMED FAARAX
  6. Cabdillaahi Faarax Cabdi Muuse Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta. SACAD MUUSE – MAKAAHIL.
  7. Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta. HABARYONIIS – SACADYOONIS
  8. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha. Sool clan – REER HAGAR
  9. Cumar Cali Cabdillaahi Bade Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. Awdal Clan – MAXAMED CASE
  10. Cabdillaahi Abokor Cismaan Aw Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka & Guriyeynta. Gabiley Clan – CIISE MUUSE
  11. Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare Cismaan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga iyo Wershadaha. Awdal Clan – HABAR-CAFAAN.
  12. Baashe Cawil Cumar Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. East Burco Clan – CIMRAAN
  13. Liibaan Yuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. ARAB – SUBEER CELI
  14. Rooda Jaamac Cilmi Cabdulle Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda. East Burco Clan – AADAN MADOOBE
  15. Cabdiraxmaan Cali Cabdi Cali Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka. West Burco Clan – MUUSE ISMAACIIL.
  16. Muuse Ibraahim Yuusuf Salaf Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska. CIIDAGALE – REER GOBDOON.
  17. Cabdillaahi Xuseen Maxamed Cilmi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Amniga. Gabiley Clan – Ciise Muuse
  18. Cabdinaasir Caydiid Maxamed Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Gobollada iyo Dawladaha Hoose. CIIDAGALE – DANWADAAGO.
  19. Mahdi Cabdillaahi Cismaan Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda. GABOOYE
  20. Siciid Axmed Jibriil Bahal Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha. Awdal Clan
  21. Cabdixakiim Siciid Muuse Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska. Gabiley Clan – SACADMUUSE
  22. Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. TOLJECLO
  23. Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Itoobiya. ARAB
  24. Cali Cabdillaahi Daahir Xirsi Guddoomiyaha Baanka Dhexe. HABARYOONIS – ISAXAAQ
  25. Khaalid Jaamac Axmed Ducaale Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. SACADMUSE – NUUX ISMAACIIL.

ISAAQ – 19
Awdal Clan -3
Sool clan – 2
GABOOYE – 1
East Sanaag Clan – 0
CIISE – 0

Mohamed Yusuf Bakayle

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this