Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhammaan Siyaasiyiinta, salaadiinta iyo masuuliyiinta hoos ku xusani waxay tacsi u dirayaan Marxuum Proff Cismaan Ciise Cawaale oo Hargeysa ku geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Tacsi

1. Xasan Xaaji Mxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne)
2. Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh
3. Suldaan Shariif Batuun
4. Maayar Cabdishakuur Maxamuud Xasan Cidin
5. Xildhibaan Aadan Cismaan Xarbi
6. Axmed Siciid Cige
7. Saleebaan Cumar Ku-joog
8. Dr Axmed Saleebaan Jaamac (Shiine)
9. Cabdalle Maxamed Carab (Cabdalle Sandheere)
10. Ramaax Cali Hayste
11. Axmed Saleebaan Kaahin
12. Mustafe Saleebaan Kaahin
13. Yuusuf Daahir Axmed
14. Cabdilaahi Malxush
15. Maxamed Cabdilaahi Mire
16. Mahdi Jaamac Xirsi
17. Maxamed Xuseen Bisad
18. Maxamed Aftax Madar
19. Naasir Yuusuf Daahir
20. Cabdiqaadir Nuur Baxnaan
21. Sacad Cali Kaahin
22. Maxamed Saxardiid Raage
23. Khadar Axmed Warsame

Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan Marxuum Proff. Cismaan Ciise Cawaale oo caawa ku geeriyooday Magaalada Hargeysa oo muddo 60 sanno ah, ahaa barre waxbarasho, ilaahay ha u naxariistee, wakhtigana ka mid ahaa macallimiinta khibradda dheer leh ee Jaamacadda Hargeysa, ahaana hormoodka kulliyadda waxbarashada muddo dheer.

Waxay si gaara uga tacsiyadaynayaan geerida Marxuumka qoyska reer Ciise Cawaale meel ay joogaanba gaar ahaan Ooridii iyo ubadkii uu ka baxay Marxuumku. Marxuumkana waxa ay Alle uga baryayaan inuu naxariistii Janno ka waraabiyo una denbi dhaafo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this