Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo soo dhowaysay Qaxooti Yemeniyiin ah

Recommended Posts

Deeq A.   
4-20.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa dekedda Berbera ku soo dhowaysay qaxooti Yemeniyiin ah oo ka soo cararay colaadda ka aloosan dalkaas.

177 qof oo qaxooti Yemeniyiin ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Berbera sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Somaliland.

Qaxootiga Yemeniyiinta ah oo ka soo cararay colaadda ka jirta dalkooda ayaa muddooyinkii u dambeeyay soo gaarayay magaalooyinka Boosaaso iyo Berbera.

PUNTLAND POST

The post Somaliland oo soo dhowaysay Qaxooti Yemeniyiin ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this