Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo safar shaqa ugu baxay Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Senator Xasan Xuseen Xaaji ayaa safar hawlo shaqo ugu baxay dalka Turkiga.

 Wasiirka ayaa  waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Ankara ku soo dhaweyay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Difaaca Turkiga iyo Safiirka Dowlada Soomaaliya.

Xasan Xuseen Xaaji ayaa inta uu ku Suganyahay Turkiga kulamo la qaadan doonno Masuuliyiin ka tirsan dalkaas isagoo diiradda Saari doonno Xoojinta Xiriirka milatari ee ka dhexeeya labada dalka.

PUNTLAND POST

The post Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo safar shaqa ugu baxay Turkiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this