Sign in to follow this  
Deeq A.

TPLF Oo Ku Eedeysay Midawga Afrika In Uu Kala Saftay Dowladda Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xoogagga Tigrayga ayaa midawga Afrika ku eedeyay in uusan dhaxdhaxaad ka aheyn wadahalada TPLF iyo dowladda Itoobiya.

Midawga Afrika ayaa dhawaan madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo, u magacaawday in uu garwadeen ka noqdo dhaxdhaxaadinta kooxda iyo xukuumadda Abiy.

Getachew Reda, oo ah Afhayeenka kooxda TPLF ayaa sheegay in midawga Afrika uu rabo in uu la safto dowladda Abiy.

Obasanjo, ayeey kooxda ku eedeysan in uu xiriir dhaw kala dhaxeeyo dowladda uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare Abiy.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this