Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaali ku go’doonsan xadka Belarus iyo Luthania+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Soomaali ku go’doonsan xadka Belarus iyo Luthania

belarus-1.jpg

Ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah ayaa ku xaniban inta u dhaxeysa dalalka Belarus iyo Lithuania kuwaas oo markii hore ka tagay dalka Turkiga, waxay doonayeen inay tahriib ku galaan dalalka Yurub.

Dadkan oo ay ku jiraan caruur iyo dad waayeel ah ayaa sheegay in dhibaatooyin is biirsaday ay halkaa ku haystaan isla markaana ay u baahan yihiin caawimaad.

Qaar kamid ah dadkan ayaa BBC u sheegay in 7 maalmood ay ku go’doonsan yihiin dhul qabow ah oo u dhexeeyo labadaas dal.

Waxay intaas ku dareen in labo qof ay ku dhinteen halkaas xilli ay ka carareen ciidamada ilaalada xadka Belarus.

BBC-da si madaxbanaan uma xaqiijin karto arrintaas.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this