Sign in to follow this  
Deeq A.

Afar mataana ah oo u dhashay Dalka UAE oo mar qudha ka wada qalin jebiyey Jaamacada Oxford-UK,Maxayse Barteen?

Recommended Posts

Deeq A.   

Afar mataana ah oo u dhashay Dalka UAE oo mar qudha ka wada qalin jebiyey Jaamacada Oxford-UK,Maxayse Barteen?

mataano.jpg
Cabdiraxmaan, Aayah, Axmed iyo Osama-Waa afarta mataanaha ah ee ka qalinjebisay jaamacadda Oxford Brookes

Afar dhalinyaro ah oo mataana ah ayaa markii ugu horreysay ka qalinjebiyay jaamacadda Oxford Brookes ee ku taalla UK.

Aayah, Cabdiraxmaan, Osama iyo Axmed Shacbaan waxay kasoo jeedaan Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta.

Dhalinyaradan 20 jirka ah waxay jaamacadda kusoo biireen 2018.

Waxay kala barteen culuumta kala Injineernimada, dhaqaalaha, sharciga iyo maamulka dhaqaalaha.

Axmed oo helay natiijada buunddada koowaad ayaa sheegay in nolosha jaamacadda ay si wanaagsan ula qabsadeen isaga iyo walaalahii la mataanka ah isla markaana ay casharro badan oo dhanka nolosha ah kasoo kororsadeen.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this