Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska oo si degdeg ah ula cararay Ra’iisul-wasaare dal ka mid ah Dalalka ugu qanisan Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Booliska oo si degdeg ah ula cararay Ra’iisul-wasaare dal ka mid ah Dalalka ugu qanisan Caalamka

canada-1.jpg

Justin Trudeau ayaa lagu qasbay inuu baajiyo isu soo bax doorasho kadib markii dadweyne cadheysan oo mudaaharaadayay ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen. Ra’iisul wasaaraha Canada ayaa lagu waday inuu khudbad u jeediyo taageerayaashiisa Bolton, Ontario,

laakiin xafladda ayaa loo joojiyay arrimo amni awgeed. Tobanaan ka mid ah dibadbaxayaasha ayaa isugu soo baxay Fagaarayaasha waxayna ku qeylinayeen waxyaalo anshax xumo ah ka hor inta uusan Mr Trudeau hadlin.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this