Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubaland oo magacowday guddi qaabilsan Aafooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowga iyo ka jawaabista aafooyinka.

Guddigaan oo ka kooban 11 xubnood ayaa loo magacaabay si ay gundhig ugu noqdaan ka wajaabista iyo u diyaar Garowga dhammaan musiibooyinka iyo Aafooyinka ka dhici kara dalka gaar ahaanna Jubbaland.

4-19.jpg?resize=1000%2C1415&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Jubaland oo magacowday guddi qaabilsan Aafooyinka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this