Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Nairobi kulamo ka wada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo ku saabsan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Wararku waxay sheegayaan in madaxweyne Deni uu Nairobi kulamo la xiriira Arrimaha doorashada uu kula leeyahay qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya.

Safarka madaxweynaha Puntland ee Nairobi ayaa yimid kadib Shirkii Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ku soo xirmay kaas oo laga soo saaray habraaca jadwalka doorashada Aqalka hoose ee Baarlamka dalka.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo Nairobi kulamo ka wada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this