Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dhalinyaro Aanooyin Qabiil Loogu Dilay Deegaanno Hoostaga Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo deegan hoosta magaalada Guraceel ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta Wiil  Dhalinyari loogu diilay aanoo qabiil.

Wiilka la dilay ayaa la sheegay in lagala dagay gaari uu saarna  xilli  uu ku  siijeeday magaalada Caabuqwaaq.

Dilka ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Bali-hood.

Wiilka la dilay ayaa lagu magacaaba Guuleed Cali waxaana la sheegay in uu marki hore ka yimid magaalada Muqdisho.

Illa iyo hadda lama oga kooxaha weerarkan ka dambeyay oo sidoo kale la sheegay in ay dileen Wiil kale oo dhalinyaro ah .

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this