Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal beeleed culus oo ka socda nawaaxiga Galinsoor

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal xooggan oo u dhexeeya laba malayshiya-beeleed ayaa galabta ka qarxay degaanka Mira-cawleed oo ka tirsan degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud.

Malayshiyaad hubaysan oo ka soo kala jeeda degmada Galinsoor iyo Dhabbad ayaa ku dagaallamaya degaanka Mira-cawleed sida laga soo xigtay Goob-joogayaal.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dagaalka inkastoo aan weli faahfaahin sugan laga helin.

Lama sheegin weli waxa uu ku salaysanyahay dagaalkaas u dhexeeya labada malayshiya-beeleed.

PUNTLAND POST

The post Dagaal beeleed culus oo ka socda nawaaxiga Galinsoor appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this