Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Xabsiga Kasii Deysay Shan Nin Oo Ku Dhawaad 20 Sanno Ku Xidhnaa Oo Ku Eedeysnaa Kiisas La Xidhiidha Argagixin Iyo Dilal.

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland ayaa xabsiga kasii deysay shan nin oo ku dhawaad 20 sano ku xidhnaa xabsiyada Somaliland, kuwaasi oo ku eedeysnaa kiisas la xidhiidha argagixin iyo dilal.

Ragga la sii daayay waxaa ka mid ah: Indhacadde, Jaamac Kuutiye iyo Daa’uud Iidle.

Dawladdii madaxweyne Daahir Rayaale ayaa raggan xidhay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this