Sign in to follow this  
Deeq A.

FAO oo Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Hey’adda cuntada adduunka FAO ayaa waxaa ay Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed, taasi oo lagu hormarinayo wax soo saarka beeraha iyo daad-gureynta dalagyada.

Musharuucan oo uu maalgeliyey midowga Yurub ayaa la sheegayaa in wax looga qaban doono dhul beereedka aadka u weyn balse wax soosaarka yare e Soomaaliya.

4 Track, 12 Mooto iyo lix Cagaf-cagaf ayaa loogu talo-galay in beeraldeyga ay u isticmaalaan safar iyo agab ahaan intaba, si ay ugu qabsadaan hawlaha lagama maarmaanka ah.

Mashaariicda midowga Yurub ayaa waxaa ay xoogga saaraan awoodsiinta beeraleyda, tababarkooda iyo arrimo kale.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this