Sign in to follow this  
Deeq A.

“Walaalahena Soomaaliya Waynu U Ducaynaynaa…..” Wasiir Maxamed Kaahin

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxammed Kaahin Axmed ayaa culimada Somaalida ah ee ku sugan mu’tamarka ama shirwaynaha culimada Soomaalida, oo Hargaysa ka socda ka codsaday in ay u duceeyaan Soomaaliya.

“Walaalaheena Soomaaliya waynu u ducaynaynaa, in Alle is afgaransiiyo oo dhibka ka dul qaado, dhibaato la dooni mayno, culimo u duceeya ayaan idin leeyahay”ayuu yidhi wasiir Kaahin oo culimada mu’tamarka ku sugan hadal u jeedinayay.

Waxa magaalada Hargaysa maalintii 4aad ka soconaya mu’tamarka ama shirwaynaha culimada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb galeen qaar kamid culimada ugu magaca dheer  uguna cilmiga badan bulshada Somaalida dhexdeeda, oo ka kala yimid dal iyo dibad

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this