Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Ingiriiska

Recommended Posts

Deeq A.   
Ingiriiska.jpg?resize=960%2C552&ssl=1

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster.

War ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Siciid Deni uu qaabilay safiirka Ingiriiska u joogta Soomaaliya Ambassador Kate Foster.

Qoraalka madaxtooyada waxa sidoo kale lagu sheegay in kulanka labada mas’uul looga hadlay  arrimaha Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaanna marxaladda lagu jiro ee doorashooyinka.

“Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan marxalada lagu jiro iyo doorashooyinka.”

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Ingiriiska appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this