Sign in to follow this  
Deeq A.

TPLF iyo Qowmiyadda Amxaarada Oo Ku Dagaalamay Gobalka Amxaarada

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaalo aad u culus ayaa Ku dhaxmaraya Ciidamada Dawlada iyo Xoogagga Tigray ee TPLF agagarka magaalada Mersa ilaa Wichale ee gobolka Amharada.

Ciidamada Faderaalka iyo kuwa Degaanka oo is kaashanaya Ayaa la sheegay inay duulaanka Bilaabeen, Dagaalka oo aad ubalaartay ayaa sababay khasaare aad ubadan oo soo kala gaaray labada dhinaca ee Dagaalku dhaxmarayo.

Labada dhinacba Guul ayay ka shegteen Dagaalka. Afhayenka Ciidanka Tigray iyo Saraashika Milatariga Ethiopia ayuu mid walba sheegay inay Guul wayn gaareen.

Qaramada midoobey jimcihii war ay soo saartay waxa ay labadana dhinac ugu baaqday in ay colaada hakiyaan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this