Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin caayey Xaaskii Nebi Muxumad NNKH oo Sucuudiga lagu xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

Nin caayey Xaaskii Nebi Muxumad NNKH oo Sucuudiga lagu xidhay

saudi-police.jpg

Booliiska Sucuudiga, ayaa xidhay nin la sheegay inuu ku caayey nabi Muxummed “NNKH” xaaskiisa Caa’isho baraha bulshada.

Ninka la xidhey ayaa dadiisa waxaa lagu qiyaasey soddomeeyo, isagoo galiyey aflagaadada meel ka dhaca bar la isku weeydaarsado afkaaraha.

Afhayeenka booliiska ee magaalada Riyadh, Maj Khaled al-Kraidis, ayaa warkan ku sheegay barta waaxda ammaanka ee Sucuudiga 20-kii bishan August.

Sida uu sheegay afhayeenku, waxaa lagu sameeyey ninkan la xidhay baadhitaan, iyadoo loo gudbiyey xeer ilaalinta guud.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this