Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Diinta & Awqaafta S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxafadeed ka soo baxay Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland, ayaa lagu sheegay in ay baadhis galinayso Dugsiga Abaarso iyo jaamacadda Barwaaqo oo dadka qaar ku eedeyeen in maamulkoodu ka shaqeeyo Arrimo diinta Islaamka khilaafsan.

WASIIRKA-DIINTA.png

 

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta  ayaa sheegtay in madaama oo ay soo baxayaan tuhunno la xidhiidha Jaamacadda Barwaaqo iyo Iskuulka Abaarso , oo ah in maamulaha Jaamacaddaasi ay tahay Baadariyad faafinaysa Diinta Kiristanka ay wasaaradaha waxbarashada iyo diintu baadhi donaan waxa ka run ah tuhunada.

“Wasaaradda Diinta iyo Awaaafta oo kaashanaysa Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, waxa ay baadhayaan oo ay gacanta ku hayaan tuhunnadaasi soo baxaya. Sidaa daraadeed, dadweynaha waxaa laga codsanayaa in ay dhawraan natiijada baadhitaanka ee arrintani” ayaa lagu yidhi warsaxafadeedka.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this