Tuujiye Posted November 25, 2009 ^^ lol abti 2002 naga qabo nooh? difoose culus waaye maka cabsatay? sidii la iskaga fadhiye aa halmar la iska soo kacaa ka waran..aloo yaa bugle ku dhufta! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 25, 2009 Maxi, When will your observations of the Somali conclude? We are not a perfect people. Live with it! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 25, 2009 shoow dadka reer xamarka ah waa wala ilbax Hadaanu nahay reer tuuladda, waxaanu leenahay Tuujiye, MMA, Nuune, kaalaya oo na bara ilbaxnimadda iyo sida loo qaado la iilaaf Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted November 25, 2009 ^^camii adiga adoo GARISA Cadeey ka imaaday maa wali ilbaxnimo kudhiman tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 25, 2009 sxb, shalay unbaan baraney shukaansi ee laakiin waxyaabahaan casriyeysan ma aqaanno, let alone naming luuqooyinka after incidents that happened there Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 25, 2009 Haatu marka hore waxaa mahadleh ilaahee oo kaa soo waday gaarisa! meel kaneecada kibir meel ee ka gaarta dadka sanka iyo indhaha ka galeeso..... Mida labaad aniga arday lee ahay..oo sadexdeena waan kala darajo sareenaa...MMA aa macalinka ah, nuune ayaa kabiirka ah anigana arday lee ahay oo khad riiqoowga ku taqaasusay iyo loox caleen mariska... Marka macalin MMA u tag oo dheh macalin faataxada ii bilow..... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 26, 2009 Originally posted by Haatu: sxb, shalay unbaan baraney shukaansi ee laakiin waxyaabahaan casriyeysan ma aqaanno, let alone naming luuqooyinka after incidents that happened there Nuunka runtiisa waaye. Jiirooyinka iyo luuqyada magacyo lahaan jireen. Jiirogaroob ma maqashay? Jiiromaafiya? Waraa Tuujka, yaree qaafka ku iri. Ani iyo macalinimo kala dheer ee adiga garbaha soo tuujin jiray ayaaba Bii'ej'dhii {PhD} ku heysto sida loo falaqeeyo ciyaarahaan ee walaalkeen ugu dhig iyagoo dirsan ka dirsan u socdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted November 26, 2009 the last two pages intaan akhriyay kursigaan ka dhici gaaray qosol dartiis. niman ibtilo ah baa meesha isku yimid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 27, 2009 MMA abti somali hore wexee u dhahday, wax kaste oo macaan waa la fiiqdaa!! for exmaple (somaliga aa ii gooye) nac nac, babaay, canbe, liin ugunji, ext.... marka waxkale oo macaan oo lafiiqdo la'iilaaf ka bacdi aa jiro ee walaal keen u soo cilinmee hee MMA adaa ditoorka ehee.... Geel_Jire wili ani dacwo waxaan u heystaa ninkaan Max la dhahaayo dadkaan aa rabsho wadaan lol.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 27, 2009 Ee laakiin liimo waa dhanaanee waana la fiiqaayee see camaleeto marka. Wax kale oo macaan ahayn laakiin la fiiqo jirto; ma sheegaayi since the forum is PG-rated nooh, especially in this thread where 'saqajaanimo tendencies' are not encouraged. Perhaps wasqaanimo might be appreciated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 27, 2009 ^^^ lool@wasqaanimo, waraada laba kala daran aa tihiin, aniga kuma jiro xeerada idinkaga buuxdo fuudka abeesada, ma xuub dhacsan wali sida Tuujiska Tuujiska asaga siduu wax u tuujinaayay hada dakkan dakkan uuba noqdey aan filaa HAATUU, abti, adoo reer Gaarisa ah maaba dhahaayo wax ha la i baro, meeshaas intii yareed aan joogey waxyaalo cilmiyeesan ayaan ku soo arkey, taas sheeka dheer ayaan ka qori doonaa, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 27, 2009 The title is very fitting specially @the last three pages...Walee Marx inuu Soomaali darsay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 28, 2009 ^^^ Wlc back maama lool la'aantaa abaar waaye meeshaan!!! MMA seecamal adiga abti? Liin Ugunji ma taqaanid miyaa? taas goormee dhanaan noqotay? lool... sheekadaan ma hore Alfaladii aamanuunka nuune aa ku dhuftay oo PG13 wee dhaaftay ee naga daa caana shaaha nooh!!! Waraa nuune maxaa fiiqanoosaa? Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 1, 2009 Originally posted by nuune: HAATUU, abti, adoo reer Gaarisa ah maaba dhahaayo wax ha la i baro, meeshaas intii yareed aan joogey waxyaalo cilmiyeesan ayaan ku soo arkey, taas sheeka dheer ayaan ka qori doonaa, Shoow dhaqan celis baan u baahan yahay PS: sheekadda waan u sugayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted January 26, 2010 Outrageous! is the word that comes to mind after the behaviour of certain Somali individual. Last night, A friend of mine and I were told to pull over on the motorway for allegedly speeding. My friend, the driver was uninsured and did not have a license, this is a guy who has been driving for as long as I can remember. Whats more he tried to mess around with the police officer by repeatedly giving the wrong date of birth. What a saqajaan! I on the other hand, gave the officer the correct details, and was driven to the nearest station tube station after striking a polite conversation with the officer in the confiscated car, while the criminal was put in the police van to spend a night in the Hammersmith Police station Cell. Quote Share this post Link to post Share on other sites