Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii hore waxbarashada Puntland oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   
images.jpeg?resize=640%2C426&ssl=1

Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Prof. Abshir Aw Yuusuf Ciise ayaa goordhaweyd ku geeriyooday dalka Mareykanka.

Abshir Aw Yuusuf Ciise ayaa la sheegay in uu u geeriyooday Covid-19 oo maalmihii la soo dhaafay uu la xanuunsanayay.

Abshir Aw Yuusuf Ciise ayaa wasiirka waxbarashada Puntland ahaa intii u dhaxaysay 2015-2018.

PUNTLAND POST

The post Wasiirkii hore waxbarashada Puntland oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this