Kamaavi Posted April 23, 2010 Madaxweynaha DKMG ah oo maanta meel fagaaro ah kula hadlay 500 haweenka ciidamada ku jira ayaa u sheegey in loo baahanyahay in haweenka ay raga hogaamiyaan Shariifka ayaa salaam sharaf ka qaatey haweenka oo boqolaal gaarayay kuwaasoo gaado ka ciyaar iyo calan saar kusoo bandhigey caasimada. Waxa uu haweenka kula dardaarmay in ay isu taagaan xalinta dhibaatada dalka, isagoo ku tilmaamay geesiyaal qaran jacaylku uu madaxmaray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 24, 2010 Where is juje when you need him ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted April 24, 2010 ^^were is picturs if you dont like TFG way are you pooking them Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 24, 2010 ^Here is the picture you want? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted April 24, 2010 why is he shaking Mrs Clinton's hand? punch of confused individuals! criminals waaye dhamaantood Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 24, 2010 LOOL@Gaaddo-ka-cayaar. Ereygaas mar horaa iigu danbeesay. P.s. Gaaddo waa halkee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 24, 2010 ^ Gaaddo ka cayaar haddaa ii maqala ,, juxa maxaa ka qabtaa haddi lagaa dhigo madaxweynad ,,, buuqa ma kaasi lahayd somalida ... KT Melez cunaha ma qaban lahayd? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted April 24, 2010 i would probably put them on trial and hang them, one every morning for crimes against humanity and in particular somali people. i simply hate odayaashan, i really dont see purpose of their being Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted April 24, 2010 Originally posted by Siciid1986: [QB] ar kuwaan lugta kor maba uqaadi karaan askari nimo maxa kukalifay Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 24, 2010 ^^ Waraa marax, lugahooda ka bax haweenka, ee welcome back Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted April 24, 2010 ^^Sheikh mahadsanid sxbke ...Laakin bilcaan tuute maku qurxoona kaba si daran hadi mijaha kor uqaadan Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 24, 2010 ^ Caadiyoos waaye abaa, lugahooda iyo minjahooda is heesta ayaan loo ogoleen iney kala siibmaan sidaa darteed weeye waxa aysan lugaha kor ugu qaadi karin halmar, ee adu ka bax warkaa luga jaceel lee iga dheh waxaaga Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 24, 2010 juxa odayaashu ma dhib yara. Ku dhawaad 20 sano ayey jaan rogi la'yihiin. Wax qabad muuqda ma leh. Lagana maarmi maayo. fufu intee jirtay. Ma aroos baad ahayd? welcome back awoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites