Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u dambeeyay shirka arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ka furmaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Muqdisho.

Muqdisho waxa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shir ku saabsan dardar gelinta arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, oo uu weheliyo gobolka Banaadir.

Dhammaan madaxda kale ee dowlad goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, marka laga reebo madaxweyne Deni oo saacadaha soo socda ku sii jeeda halkaas.

Shirka ajandihiisa lagu sheegay diyaarinta habraaca doorashooyinka Aqalka hoose iyo raadinta dhaqaalaha ka dhiman hirgelint doorashooyinka.

PUNTLAND POST

The post Wararkii u dambeeyay shirka arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ka furmaya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this