Sign in to follow this  
Deeq A.

Hambalyo meher oo ku socota Fuaad Maxamed Qawdhan iyoHodan Abdi Elmi

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhamaan maamulka iyo hawlwadeenda shabakada caalamiga ah ee Qarannews waxa ay hambalyo meher oo qaali ah u dirayaan Fuaad Maxamed Qawdhan iyo Hodan Abdi Elmi oo maanta uu meherkoodu uu ka dhacay Hotel Kaah ee ku yaala magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Meherkaasi oo maanta aad looga soo qaybgalay waxa uu kulansiiyay aqoonyaha, ganacsata, saxafiyiin, oday dhaqameedyo, dhalinyaro culimo iyo qurba joog.

Marlabaad waxa aanu leenahay hambalyo
0_IMG-20210820-WA0015-723x1024.jpg

IMG-20210820-WA0009-1024x768.jpg IMG-20210820-WA0004-576x1024.jpg

IMG-20210820-WA0008-1024x768.jpg
IMG-20210820-WA0003-576x1024.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this