Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta gaaray Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
1-26.jpg?resize=640%2C427&ssl=1

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada federalka iyo Maamul Goboleedka Koofurgalbeed.

Safarka Madaxweynaha ayaa la xiriira ka qeybgalka Shirka Madasha wadashatiga Qaran oo sida qorshaysan dhowaan ka furmi doona Muqdisho

shirka ayaa maanta dib dhac ku yimid maadaama magaalada aysan soo gaarin weli inta badan madaxda maamul goboleedyada iyo weliba Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar dalka dibadiisa ugu maqan.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta gaaray Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this